wargeyskadawan.com
Siyaasi Sharraxay Kala Duwanaanshaha Beelnimada iyo Xuduudaha Dalalka Farriinna u Diray Bulshada Sool
Hargeysa (Dawan):- Wasiirkii hore ee wasaaradda Caddaaladda Somaliland ee xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, mudane Axmed Cali Casoowe ayaa si qoto-dheer faah faahin uga bixiyay sida aan…