wargeyskadawan.com
Masuuliyinta Xarunta Agoomaha oo Dalbaday In Ubadka yar yar la soo Ciidsiiyo
Hargeysa (Dawan):- Masuuliyiinta xarunta agoomaha magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay bulshada Somaliland ee wax haysta in ay soo ciid siiyaan oo ay farxadda Ciidal-fidriga la qaybsadaan oo ay ka f…