wargeyskadawan.com
Wefti Ka Socda Xukuumadda oo Gaadhay Magaalada Laascanood
Laascaanood (Dawan)- Wafdi ballaadhan oo heer xukuumadeed ah ayaa shalay gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, wafdigan oo isugu jirey la taliyayaal madaxweyne, gudoomiyayaal, agaa…