wargeyskadawan.com
Burco: Qiimaha Maciishada oo kor u Kacay Ganacsato la Xidh Xidhay iyo Shacabka oo Cabanaya
Burco (Dawan)- Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa si weyn ugu cabanaya kor u kac ku yimid qiimaha lagu kala iibsado maceeshada quutal-daruuriga ah, gaar ahaan Sha…