wargeyskadawan.com
Duqa Degmada Sallaxley Oo Ka Warbixiyey Roobab Dabaylo Wata Oo Ku Dhuftay
Sallaxley (Dawan)- Guddoomiyaha degmadda Sallaxley Mr. Ismaaciil Yuusuf Xuseen (Shiine), ayaa ka warbixiyey khaasaraha rasmiga ee ay sababeen roobabka dabayl xoogan watay ee ka da’ay degmadda salla…