wargeyskadawan.com
Sallaxlay: Xukuumadda oo Dib U Dhisaysa Cisbitaal iyo Isguulo Duufaaku Dumiyay Gurmadna Gaadhsiisay Bulshada
Hargeysa (Dawan):-Xukuumadda Somaliland,ayaa dib u dhisaysa isguulada iyo cisbitaalka degmada Sallaxlay oo ku dumay roob duufaan iyo dabaylo watay oo dhawaan degmadaa ka da’ay, isla markaana gurmad…