wargeyskadawan.com
Hawl-gal ay Fuliyeen Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo soo Jiitay Dareenka Bulshada
Hargeysa (Dawan)- Ciidamada Dab-demiska caasimadda Hargeysa ayaa hawl-gal gurmad ah oo ay ka fuliyeen gudaha magaalada waxa ay ku badbaadiyeen neef Geel ah oo ku dhacay god bullaacad ah oo ku yaall…