wargeyskadawan.com
Wasiir Koore oo Luuqad Adag kula Hadlay Madaxweynaha Maamulka Puntland
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyee…