wargeyskadawan.com
Wasaaradda Caafimaadka oo Amar Dul Dhigtay Cisbitaalada Gaarka loo Yahay
Hargeysa (Dawan)- Wasaarrada Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa markii ugu horraysay ku amartay cisbitaalada gaarka loo leeyahay ee dalka in ay la wadaagn xogta macluumadka ee bukaanka ay haya…