wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la Qaatay Arday Qalin-qoratay iyo Maamulkooda
Hargeysa (Hargeysa )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno ka kamid ah ardaydii ka qalin-jabisay dugsiga ABAARSO, macallimiinta wax ka dhiga i…