wargeyskadawan.com
Madaxweyne ku-xigeenka oo Booqday Dugsi lagu Xannaaneeyo Carruurta Baahiyaha Gaarka ah Qaba
Hargeysa (Dawan)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay booqday dugsiga wax lagu baro laguna xannaaneeyo carruurta baahiya…