wargeyskadawan.com
Sool: Xukuumadda oo Raashin Caawimo ah Gaadhsiisay 800 oo Qoys
Laascaanood (Dawan)- Hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga ah iyo kaydka raashinka qaranka ayaa 800 oo qoys oo ku nool gobolka Sool gaar ahaana degmooyinka Yagoori, Adhi Cadeeye, iyo degaanka Tu…