wargeyskadawan.com
Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibedda oo ka Qayb Galay Shirar Caalamiya
Belgium (Dawan):- Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Libaan Yusuf Cismaan, ayaa shir caalamiya kaga qayb galay magaalada Brussels…