wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Sool oo Waxba Kama Jiraan ka Dhigay Barac kac Been Abuur Ah oo Tukaraq Laga Faafiyay
Tukaraq (Dawan):- Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal Puntland ku yaboohsanaysay oo ay kaalmo beesha caalamka kaga doonaysay iyo barakac been abu…