wargeyskadawan.com
Guddiga Qandaraasyadda oo Shaaciyay Shirkadda Ku Guulaysatay Dhismaha Xabsiga Gabiley
Hargaysa (Dawan): Guddiga qandaraasyadda qaranka Somaliland, ayaa shaaciyay in shirkadda dhismaha ee Xaaji Muuse Contraction, ay ku guulaysatay tartan loo galay dhismaha xabsi weyn oo laga dhisayo …