wargeyskadawan.com
Wasiirka Tamarta oo Kormeeray Goobaha Macdanta ee Gobollada Saaxil iyo Togdheer
Hargeysa (Dawan) Wefti uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo macdanta Somaliland, Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa kormeer ku tagay degmooyinka Fiqi Ayuub, Laasciidle iyo Gabagabo ee gobaladda Togd…