wargeyskadawan.com
Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo ka War Bixiyay Socdaal uu ku Marayo Gobolada Bari
Ceerigaabo (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Faarax (Xergeeye), ayaa ka war bixiyay socdaal uu ku marayo gobolada bariga Somaliland gaar aha…