wargeyskadawan.com
Bulshadda Deegaanka Lafta Tiinka oo Cabasho ka Muujiyay Baahiyo Kala Duwan oo ay Qabaan
Laftatiinka (Dawan)- Bulshoweynta ku nool deegaanka Lafta Tiinka oo magaalada Gabiley kaga beegan dhanka bari ayaa cabasho xooggan ka muujiyay dhibaato ay sheegeen in ay ka haysata baahiyaha aasaas…