wargeyskadawan.com
Daawo:– Golaha Guurtidda Somaliland oo Puntland Ku Eedeeyay Inay Ka Baxeen Xabad-joojintii laga Hirgaliyay Tukaraq
Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ku eedeeyay inay ka baxeen xabad joojintii laga hirgalinayay colaadda deegaanka Tukaraq ee …