wargeyskadawan.com
Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo Toogasho Suldaan reer Somaliland ah
Badhan (Dawan):- ALLE ha u naxariistee waxaa toogasho ciidanka illaalada madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ay ku dileen Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ah madax dhaqameedka…