wargeyskadawan.com
Ugaas Cabdirisaaq oo Madaxweynaha ku Ammaanay Kulankii Xukuumadda iyo Axsaabta
Hargeysa (Dawan) Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali oo ka mid ah madax dhaqamaeedka reer Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku ammaanay Kulankii saddex geesood ahaa ee aqalka mad…