wargeyskadawan.com
Cisbitaalka Ciidamada Qaranka Somaliland oo Dhismihiisa la Bilaabay
Hargeysa (Dawan)- Wasiirrada wasaaradda gaashaandhiga, horumarinta maaliyada iyo taliyaha ciidanka qaranka Somaliland ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay cisbitaalka ciidamada oo dhismihiisa si ras…