wargeyskadawan.com
“Waxaan Somaliland u Imid Raysal Wasaarahayga oo ay ka Go’an Tahay in UK Noqoto Maalgaliyaha ugu Weyn”
Hargeysa (Dawan)- Wasiirul-dowlaha Ingiriiska u qaabilsan Afrika, Mr. Harriett Baldwin oo booqasho rasmi ah ku timid Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dowladdeeda ay 25 Milyan oo Pound ku dartay …