wargeyskadawan.com
Maareeyaha Dekadda Berbera oo Shaaciyay Wakhtiga Rasmi Ahaan Loo Bilaabayo Dhismaha Casriyaynta Dekadda
Berbera (Dawan): Maareeyaha dekadda Berbera Siciid Xasan C/laahi, ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo dhismaha casriyaynta iyo balaadhinta ee shirkadda DP World ay ku samaynayso deka…