wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Gurmad Dawo ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Laascaanood
Hargaysa (Dawan): Wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay adeegii caafimaad ee loo fidiyay dhaawacyadii ka dhashay dagaal beeleedkii 3 maalmood ka hor degaanka Dhumay ee ko…