wargeyskadawan.com
Wasiir Sacad oo ka Hadlay xidhiidhka Somaliland, Itoobiya iyo Jabuuti
Jabuuti (Dawan):- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in xidhiidhka Somaliland iyo dalalka Itoobiya iyo Jabuuti uu yaha…