wargeyskadawan.com
Xildhibaan Siciid oo Soo Jeediyay in Dastuurka la Furo Si loo Helo Somaliland la Wada leeyahay
Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi (Siraadleh) kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland waxaa uu sheegay waxaa kaliya ee leysku fahmilahaa inay tahay dastuurka oo la furo. …