wargeyskadawan.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha oo ka Hadlay Socdaal ay ku Marayaan Gobolada Bari iyo Hannaan Dastuurka Dadka Lagu Barayo
Ceerigaabo (Dawan):- Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Sheekh Aadan Cilmi, ayaa ka hadlay dil habeen hore ka dhacay deegaanka Ceel-afweyn iyo siday…