wargeyskadawan.com
Xukuumada Somaliland oo Shaqaaleysiisay 954 Macalim
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday shaqaalaysiinta ugu yaraan 954 (sagaal boqol iyo afar iyo konton) macallin oo muddo dheer mushahar la’aan ugu shaqaynayey um…