wargeyskadawan.com
Somaliland oo Sheegtay Haddii Hub la Siiyo Somalia uu ku Dambayn Doono Gacanta Argagixisada
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa golaha ammaanka ee qarammada midoobay ku bogaadisey qaraarkii ay ku cusboonaysiiyeen cuno-qabatayntii hubka ee saarnayd dalka Soomaaliya 1…