wargeyskadawan.com
Berbera: Madaxweynaha oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Waaweyn Qaarna Dhagax-dhigay
Berbera (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa gacantiisa roogga akhtarka ah ku dhigay garoonka kubadda cagta ee Cabdalle Stadium ee magaalada Berbera, isaga…