wargeyskadawan.com
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Maanta Furaya Shir lagu Qabanayo London
London (Dawan): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), oo safar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa maanta magaaladda London ka furaya shir ku saabs…