wargeyskadawan.com
Wajiga Cusub ee Siyaasadda Arrimaha Dibadda Maraykanka iyo Isbedelada Ka Socda Gobolka Maxaa Fursado ugu Jira Dalka Somaliland?
Haatan ka hor, istiraatijiyadda siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraynkanka ee ku wajahan dunida inteeda kale, gaar ahaan dunida saddexaad waxa ay ahayd mid ay xuddun xoog u ahayd arrimaha ay ugu wa…