wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo u Digtay Ganacsato Ruqsad ka Qaatay Soomaaliya
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyradka Badaha Somaliland mudane Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa sheegay in aanay waxba ka khusey 31 ruqsadood oo ay wasaaradda kalluumeysiga i…