wargeyskadawan.com
“Waxaan ugu Baaqayaa Ganacsatada in Aanay Bulshada ka Iibin Ascaarta Dhacaysa”
Hargaysa (Dawan)- Xildhibaan Khadar Xuseen Sahal oo ka mid mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ganacsatada dalka ugu baaqay in aanay bulshada ka iibin ascaarta ay hayaan ee sannadkan dhaca…