wargeyskadawan.com
“Dhaqaalaha Somaliland Miyuu Kobcay 10 Kii Sanno ee la soo Dhaafay Mise Hoos Buu u Dhacay?” Prof. Adam Ismail (Adanweli)
Dad badan ayaa kurma arrinta, in badana waxbaa la I waydiiyay su’aashan markaa bal aan isku dayo inaan si kooban uga hadlo dhaqaalaha Somaliland 10kii sano ee aynu soo dhaafnay (2008 – 2018).…