wargeyskadawan.com
Xildhibaan Maxamed C. Xirsi oo ka Hadlay Doorashooyinka Wakiilada iyo Degaanka
Hargaysa (Dawan): Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi, ayaa soo dhaweeyay isfahamkii xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradku ka gaadheen in doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Degaanku qabsoomaan …