wargeyskadawan.com
Gudidda Qandaraasyada oo shaaciyey Cidda ku Guuleystay Dugsiyo Xukuumaddu ka Dhisayso Laascaanood iyo Burco
Hargeysa (Dawan):- Guddida qandaraasyadda qaranka Somaliland ayaa shaaciyey dugsiyo xukuumaddu ka dhisayso magaalooyinka Laascaanood iyo Burco ee gobolada Sool iyo Togdheer shirkadaha ku guulaystay…