wargeyskadawan.com
Hay’adda Shaqaalaha iyo Wasaaradda Waxbarashadda oo Ku Dhawaaqay Shaqaalaysiinta 400 oo Macalin
Hargeysa-(Dawan)- Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland iyo wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska, ayaa si wada jira u soo bandhigay 400 oo Macalin oo ay dawladdu shaqaalaysiisay…