wargeyskadawan.com
“Somaliland Waxay Naawilaysaa in ay Noqoto Marinka ugu Muhiimsan Bariga iyo Badhtamaha Afrika” Wargeyska The National
Abu Dhabi (Dawan)- Wargeyska The National ee ka soo baxa dalka Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa falanqeeyey kaalinta Imaaraadku ku leeyahay nabadeynta iyo maalgashiga Geeska Afrika.