wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Daah-furtay Shirka Mudnaanta Horumarinta Qaranka
Hargaysa (Dawan)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa daah-furay shirweynaha mudnaanta qorshaha horumarinta qaranka wajigiisii labaad oo ay s…