wargeyskadawan.com
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Soomaaliya
Hargeysa (Dawan):- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay wasiirka ciyaaraha Soomaaliya Qadiija Maxamed Diiri…