wargeyskadawan.com
Waxgaradka iyo Culimada Xaafada New Hargeysa oo Taageeray Xayiraadda la Saaray Hotelka Beerta Libaaxyada
Hargeysa (Dawan)- Qaar ka mid ah, waxgaradka, culimo aw diinka iyo dadweynaha xaafadda New Hargeysa ee Magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyey tallaabadii ay Xukuumaddu ku xayirtay saacadaha shaqo e…