wargeyskadawan.com
Taliska Booliska oo Bulshada Uga Digay in Iyaga iyo Ciidanka la is Nacsiiyo
Hargaysa (Dawan):- Taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland, ayaa bulshada uga digay in loo kala sheekeeyo dadweynaha iyo ciidankooda ammaanka ee hadh iyo habeenba heeganka ugu jira nabad gelya…