wargeyskadawan.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Sheegay In si Qaldan loo Fasiray Kulankii uu London Kula Yeeshay U-qaybsanaha Dawladda UK
Hargaysa (Dawan): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa sheegay in uu jiro dagaal xoog leh oo So…