wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha oo Shir la Yeelatay Weftiga Ka Socda Swiss Development Cooperation
Hargeysa (Dawan) – Wafti ballaadhan oo ka socda Swiss development Cooperation (SDC) oo booqasho ku yimid Somaliland, ayaa waxay shir la yeesheen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beer…