wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Shacabka ,Ciidamada Booliskaba Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray Shacabka , Ciidamada Qaranka Somaliland, eheladii ,Asxaabtii iyo qoyska uu ka baxay Gaashaanle Sa…