wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal oo soo Dhaweeyay Shirka Golaha Dhexe ee Lagu Qaban Doono Borama
Hargeysa (Dawan):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee xarunta gobolka Awdal Cabdilqaadir Daahir ayaa soo dhaweeyay shirka golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE oo lagu qaban doono ma…