wargeyskadawan.com
Guurtida oo Maanta Muddo Kordhin u Samaynaya Golaha Wakiillada
Hargeysa (Dawan):- Golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta la filayaa in ay muddo kordhin dastuuri ah u sameeyaan golaha wakiiladda oo muddo xileedkoodiii dhammaad yahay, isla markaana doorashadii …