wargeyskadawan.com
Kulmiye oo Caddeeyay in Qaranku Ku Iibsamayo Doorasho Dalka Ka Qabsoonta
Hargeysa (Dawan):- Xisbiga KULMIYE, ayaa caddeeyay in Somaliland ay ku iibsami karto doorasho dalka ka qabsoonta taas oo dan u ah dhammaan qaranka Somaliland, asxaab iyo bulshoba. Guddoomiye ku xig…